I Guds namn, den Nåderike den Barmhärtige

På grund av rådande samhällssituation med covid-19 och omfattande restriktioner för allmänna sammankomster har IFIL:s styrelse i samråd med valberedning, revisorer och Linköpings moskéstiftelse gemensamt fattat beslut om att senarelägga årsmötet 2021. Detta beslut har fattats utifrån force majeure.

Befintlig styrelse kommer från och med tidpunkt för planerat ordinarie årsmöte, dvs. 13 februari, fortsätta som interimsstyrelse (tillfällig styrelse) med uppgift att se till att ordinarie årsmöte kan hållas snarast möjligt.

Samtliga handlingar som tillhör årsmötet såsom revisionsberättelse, verksamhetsberättelse samt valberedningens förslag kommer att hänskjutas till det nya årsmötet. Inget nytt datum har eller kan sättas i dagsläget, men styrelsens preliminära plan är att genomföra årsmötet senast 12 juni 2021. Datum, tid och plats kommer utlysas i god tid innan

Warbixin muhiim ah oo kusaabsan kulankii sanadlaha ah ee ururka IFIL.
Maaddaama ay jirto xaalad aad u adag oo ku saabsan xanuunka covid-19 iyo xannibaadyo ballaaran oo loogu talagalay kulamada/shirarka guud ee bulshada , guddiga IFIL, oo la tashanaya guddiyada doorashooyinka, hantidhawrka iyo guddiga Lims, waxay si wadajir ah u go’aansadeen in dib loo dhigo shir sannadeedka 2021. Go’aankan waxaa lagu gaaray iyadoo lagu saleynayo nidaamka force majaure.

Guddiyada ururka Islamka ee Linköping(IFIL) iyo Ururka dhismaha masaajidka (LIMS) wakhtigoodu wuxuu ku eg yahay 13ka febraayo 2021 waana wakhtikii la qorsheeyay kulanka sanadlaha ah ee caadiga ah innuu dhaco. Labadan guddi ee kor ku xusan ayaa hawshi Masaajidka iyo dhismaha masaajidka si ku meel gaar ah u si wadi doona ilaa inta laga qabanaayo kulan sannadeedka caadiga ah.

Dhamaan dukumiintiyada kulanka sanadlaha ah, sida warbixinta hantidhawrka, warbixinta sanadlaha ah iyo soojeedinta guddiga doorashooyinka, waxaa loo soo bandhigi doonaa todobaadyada ka horeeya marki ay suurta gasho in la qabto kulanka sanadlaha ah ee cusub. Taariikh cusub lama cayimi karo waqtigan, laakiin qorshaha horudhaca ah ee Guddigu waa in la qabto shirkii sanadlaha ah ugu dambeyn 12 Juun 2021. Taariikhda, waqtiga iyo goobta waxaa lagu dhawaaqi doonaa waqtiga ku haboon.

عَرَبِيّ/Arabic